Dib u dhis ka socda Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud iyo Madax kormeertay (Sawirro)

Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee kuyaala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socda dib u dhis balaaran oo lagu sameenayo qeybo kamid ah garoonka. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay Wehliyaan Wasiirka Gaadiidka Xasan Xuseen Maxamed (Eeley)  ayaa kormeerey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud Airport … Continue reading Dib u dhis ka socda Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud iyo Madax kormeertay (Sawirro)